Farmaajo iyo Xasan Sheekh oo yeeshay kulan arrimo badan looga arrinsaday (Sawirro)

Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Kulan ayaa labada Madaxweyne uga wada hadleen arrimo dhoor ah oo ay kamid yihiin xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan amniga, dhaqaalaha, horumarinta. Waxaa sidoo kulankan dhax maray Xasan Sheekh Maxamuud iyo … Continue reading Farmaajo iyo Xasan Sheekh oo yeeshay kulan arrimo badan looga arrinsaday (Sawirro)